Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Haween badan oo Soomaliyeed waxaa ay ganacsiga ku biireen iyagoo aanan aqoon fiican u lahayn habka maareynta,waxaana intooda badan in ay ganacsiyo yar yar bilaabaan ku kalifay burburkii iyo xaaladihii adkaa ee uu dalku soo maray.
Haween badan oo ku nool gayiga Soomaaliyeed ayay fursad u noqotay ganasiga noocyadiisa kala duwan kuwaas oo ka raadiya nolol maalmeedkooda si ay ugu dabaraan nolosha qoysaskooda.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa