Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bangiga IBS ayaa Maal gelin usameeyey 30 Haween ah kuwaasi oo kunool Magaalada Baydho ee gobalka Baay islamarkaana ku laha ganacsiyo yar yar magaaladaasi.
Hawenkaan ayaa loo sameeyay maalgalin Dhaqaale iyo Tababaro si aqoontood kor loogu qaado.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa