Haween ku nool Baladweyne oo noloshooda ka maareeya iibinta Sabuulka

0
193

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ku nool haween badan oo nolol maalmeedka qoyskooda ka mareeya iibinta sabuulka ka soo go’a beeraha gobolka Hiiraan.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa