Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa ku nool haween badan oo nolosha reerkooda ka maareeya xirfado iyo ganacsi ay abuurteen sida sameeynta mac-macaanka sanbuuska kac-kaca iyo Bajiyaha waxaana ay kasii iibiyaan bulshada magaalada maadama lagu guda jiro bisha barakeeysan ee Ramadaan.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa