Haween ku nool Baladweyne oo nolosha reerkooda ka mareeyaan dhaqista dharka.

0
186

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Duruufaha ku xeeran nolosha reerkooda ayaa haweenkan ku kaliftay inay haweenka asaagoood oo kale ah dharka u dhaqan islamarkana guryaha uga shaqeeyaan iyadoo lacagaha ay ka helan ay ku mareeyaan nolol maalmeedka qoyskooda.

Haweenkan ayaa lacagaha loo siiyaan si maalin ah halka kuwa kalana la siiyo bisha marka ay dhamaato.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa fah-faahinaya