Haween ku nool Baladweyne oo istaagay ka qeeybqaadashada nabada.

0
118

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Haweenkan oo ku nool Magaalada Baladweyne ayaa isku xilqaamay sidii bulshada loogu baraarujin lahaa ahmiyadda ay leedahay Nabadda iyagoo xiliyada qaar xaliya khilaafadka inta badan soo kala dhax gala bulshada xaafaddaha ay degan yihiin.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya