Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Hadafka koowaad ee haweenkan oo ku nool magaalada Baladweyne ayaa ah maareynta nolol maalmeedka qoysaskooda iyagoo isku darsada lacago ama ayuuto taasoo marba qof ka mid ah inta ku bohooday la siiyo.
Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya