Haween ku nool Baladwayne oo iibiya qudaarta si ay nolosha reerkooda ugu maareeyaan.

0
116

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Baladweyne ayaa waxaa ku nool haween badan oo iibiyo Dalagyada ka soo go-o Beeraha Gobalka Hiiran kuwaasi oo kaalin kaqaato sidii ay u Hormarin lahaayeen qoysaskooda maadama ay Ragooda inta badan ay shaqeeynin Haweenka ayaa ku ganacsada suuqa qudaarta ee Buundaweyn ee magaalada Baladweyne.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa