Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bulsho walibo oo caalamka ku nool waxeey leedahay dhaqamo ugaar ah kuwaasi oo ay kamid yihiin astaamo ka turjumaayo dhaqanka umadda Soomalida waxaa lagu tiriyaa wadamada uu dhaqan-kooda aadka kaga duwan yahay bulshoyinka kale ee caalamka ama Afrikaanka dhexdiisa.
Hadaba Haween ku mideeysan xaruun lagu sameeyo agabyada hidaha iyo dhaqanka Soomaalida oo ku nool magaalada kismaayo ayaa codsaday in loo hormariyo xarunta.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa warbixintan ku eegaya