Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah Haweenka Ku nool Degmada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose oo la daalaa dhacaya nolosha Carruur yar yar oo agoon ah oo ay heystaan ayaa hay’addaha samafalka iyo Dawalad Goboleedka Jubbaland ka codsaday in la garab is taago.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa