WARARKA Haween Ganacsiyo yar yar ku leh saylada xoolaha ee Degmada Dhoobley oo kawarbixiyey Ganacsigooda iyo caqabadaha heysta. By admin - October 31, 2022 0 176 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Haween danyar ah oo Ganacsiyo yar yar ku leh saylada xoolaha ee Degmada Dhoobley ee gobolka jubada hoose ayaa kawarbixiyeey Ganacsigooda iyo caqabadaha heysta. Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2022/10/Warka-firdawsa-haweenka-danyar-ah-oo-ganacsi-ku-leh-saylada-xoolaha-ee-degmada-dhobley-oo-inooga-warbixiyay-ganacsigooda-iyo-caqabadaha-haysta.mp3