Haween danyar ah oo Waxbarasho lacag la’aan ah ka helay Macadka Waamo ee Kismaayo.

0
131

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xarunta Waamo Women Center ee Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose waa macad wax lagu baro Haweenka aan horay u helin fursadaha Waxbarasho.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya