Haween danyar ah oo ku nool Deegaanka Dhoobley oo maamulka Deegaanka iyo Hay’adaha Samafalka ka codsaday in laga caawiyo waxbaridda ubadkooda

0
148

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Ruqiya Mire iyo Hindo Digaale Rooble waxay kamid yihiin Hooyoyinka danyarta ee ku nool deegaanka dhoobley kuwaas oo ka  Ganacsada Cowska Xoolahu ay Cunaan iyagoo ka soo gura meel Magaalada ka fog, waxayna Maamulka iyo Hay’adaha Samafalka ka codsadeen in laga caawiyo waxbaridda
ubadkooda.

Khadar Axmed Salaan. ayaa warbixintan ku eegaya