Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Haweenka Jubbaland oo kaashanaysa Hay’adda Care ayaa tababar usoo xirtay 150 Haween oo ay hay’addu bartay xirfadaha farsamada gacanta sida Cillaan saarka iyo tolista dharka.
Munaasabada tababarka loogu soo xirayay oo ay hay’adda Care soo agaasimtay ayaa waxaa kasoo qayb galay Wasiirada Wasaaradaha Haweenka, Waxbarashada iyo sidoo kale Wasaaradda Tamarta, Xubno ka socday Gollaha wakiilada Jubbaland, masuuliyiin matalayay Hay’adda Care Ururada Haweenka Gobolka iyo Degmada iyo Marti Sharaf kale ayaa sidoo kale xafladda qayb ka ahaa.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya