Haween barakacayaal ah oo isku xilqaamay Nadiifinta goobaha danta guud ee Baladweyne.

0
105

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Haweenkan barakacayaasha ah ee ku nool qaar kamid ah kaamamka Magaalada Baladweyne ayaa si isku tashi ah u nadiifiyo goobaha muhiimka ah ee Magaalada.

Goobaha ay nadaafadda ka sameeyaan ayaa waxaa ka mid ah Bundada nuurxawaad, suuqa xoolaha,Daraawiishta iyo suuqa qudaarta oo ku yaala xaafadda Buundaweyn ee Magaalada Baladweyne.

Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya