Haween Barakac ah Oo Noloshooda ku Maareeya dhar-dhaqista iyo Nadaafadda.

0
66

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hooyooyinka soomaaliyeed ayaa ah kuwa ku shaqeeysta xirfadooyiinka kala duwaan si ay Nolosha qoysaskooda ugu maareyn lahaayeen ayagoo daruufo kala duwaan ku shaqeeya

Hooyooyinkan oo aan horey u soo helin fursad waxbarasho waxay ku shaqeeyaan guriyaasha ku yaalo xaafadaha magalada baydhabo oo ay ku dhaqaan dharka oo iskugu jiro kuwa caaruurta, iyo kuwa dadka waaweyn.

Qaar ka mid ah Haweenkaas ayaa ka warramay daruufaha kala duwaan ee ay ku shaqeeyaan iyo caqabadaha ay la kulmaan.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa