Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ololaha Hooyo Quudi Hal Qoys ayaa looga faa’iideeyay 150- Haweenka soomaliyeed ee ku nool degmada Buurdhuubo ee gobolka Gedo iyadoona loo qaybiyay Lacag dhan $3,000
Ujeedka ololahaan ayaa ah in lagu cawiyo haweenka somaliyeed oo ah lafdhabrta qoysaska, lacagtaan ayaa waxaa iska uruuriyeen Haween Soomaaliyeed.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya