Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimayaasha Guud ee Wasaaraddaha Maaliyadda iyo Arrimaha gudaha ee Maamulka Soomaliland ayaa Magaalada Hargeysa Tababar u furey qaar kamid ah howl-wadeenada Hantidhawrayaasha gudaha ee Dawladaha hoose.
Tababarkan oo socdoono mudo labo maalim ah ayaa waxa shaqaalaha lagu bari doonaa cashiro la xiriira xisaabaadka iyo maamulka maaliyada.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya