Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hanti dhowraha guud ee dowlad goboleedka Galmudug mudane Xaashi Cusmaan Maxamad ayaa kahadlay qorshaha dowlada uga yaalo dadka degan dhulalka dowlada ee magalooyinka waaweyn ee Galmudug waxana u sheegay in ay wadaan diwaan galinta xarumaha dowlada ee gacanta ugu jira dadka shacabka ah waxuuna digniin u diray dadka degan dhulalka dowlada.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa faah faahinaya