Wargeyska “Sport” ee dalka Spain ayaa wuxuu daabacay wareysi uu bixiyay Halyeeyga reer Brazil iyo kooxda Juventus ee José Altafini, wuxuuna yiri:
“Waxaan jeclaan lahaa inaan ogaado cidda hindisay qaabkan. Cristiano cidna ma uusan gaarin. Pele wuxuu dhaliyay 1225 gool kulammada rasmiga ah, kani ma ahan kulamada saaxiibtinimo, ama waxyaabo noocaas ah, kamana mid ahan kulammada saaxiibtinimo, ama waxyaabo noocaas ah.”
“Cristiano Ronaldo ma gaari doono Pele, mana gaari doono marna heerkiisa.”
“Xaqiiqdii, Ronaldo ma gaadhi doono lugaha Pele, Maradona, ama Messi, sababtoo ah kuwani waa kuwa ugu fiican taariikhda kubadda cagta.”