Halka Uu Cunha Ka Gali Karaan Shaxda Man United.

0
42

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Manchester United ayaa ku sii socota qorshaheeda suuqa kala iibsiga xagaaga, waxayna doonayaan inay kooxda ku soo daraan laba weeraryahan oo tayo leh.

United ayaa lagu soo waramayaa inay horumar wanaagsan ka samaysay heshiiska weeraryahanka Wolves ee Matheus Cunha.

Haddii labada ninba ay yimaadaan xagaagan, Ruben Amorim waxa uu wajihi doonaa tartan weyn: Sidee ayuu laba weeraryahan oo tayo leh ugu soo biirin doonaa kooxdiisa?

Waxa uu noqon doonaa Dhibaato fiican oo uu wajahihi doono Amorim maadama uu doonayo in uu koobab ku hogaamiyo kooxda Man United.

Halkan kaga bogo halka uu Cunha  ka gali karaan shaxda Man United.

One way United could line up if Cunha does arrive this summer