Habraaca iyo Shuruudaha laga rabo Murashaxiinta xilka Madaxwaynaha JFS

0
200

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddiga isku dhafka ah ee qabanaya doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo saaray Shuruudaha laga rabo Musharaxa u tartamaya Qabashada xilka Madaxweynenimo ee Soomaaliya.

Halkan ka aqriso qoraalka Guddiga.