Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hey’adda kheyriga ee Al Raxma ayaa Ceel biyood ka hirgalisay Deegaanka isasudhan oo katirsan Degmada Daarusalaam ee Gobolka Maroodijeex.
Cabdikariim Maxamed Nuur oo kamid ah hawlwadeena Hey’adda Al Raxma ayaa faah-faahin kabixiyay baahidii loo qabay Ceel Biyoodkan laga hirgaliyay Deegaanka Daarusalaam.
Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya