Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirada qaar kamid ah Wasaaradaha Jubbaland iyo guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Jubbaland ayaa boqol guri ka dhagax dhigay Deegaanka Luglow oo dhaca Waqooyiga Magaalada Kismaayo.
Guryahan xalka waara ah ayaa loogu talagalay in dib u dajin loogu sameeyo dadka Barakacayaasha ah ee ay saameeyeen abaarihi iyo fatahaadihii is xigay ee Deegaanka ku dhuftay.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya