Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir ku xigeenka xafiiska Musiibooyinka Dowlad Deegaanka Soomaalida Cabdi fateex Maxamed ayaa xariga ka jaray 100 guri oo loogu talagalay in dib u dijin loogu sameeyo Barakacayaasha ku nool Magaalo cad ee Gobalka Siti.
Munaasabadda xarig jarka waxaa Wasiirka ku wehlinayey maamulka Gobalka Siti Masuuliyiinta Magaalo cad iyo xubno ka tiraan Maamulka Degmada Erar.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa