Gudoomiye ku-xigeenka arimaha bulshada degmada Kismaayo oo balanqaad u sameeyay dadka baahiyaha gaarka ah qaba.

0
127

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiye ku-xigeenka arimaha bulshada degmada Kismaayo Najiib Barre Salaad ayaa balan qaaday inuu wax ka qaban doono caqabadaha haysta dadka naafada ah ee ku nool degmada Kismaayo.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya