Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha xaafada Boosniya ee Magaalada Dhoobley Maxamed Saxane ayaa kawarbixiyay nolosha dadka danyarta ah ee ku nool xaafadaasi isagoo islamarkana ka codsaday Ha’yadaha Samafalka in ay soo caawiyaan dadkaasi danyarta ah.
Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan ku eegaya