Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha Ururka Midowga Shaqaalaha Jubbaland, Mudane Maslah Omar oo khudbad ka jeedinaayey munaasabad lagu daah furayay Ururweynaha Shaqaalaha Jubbaland ayaa ka warbixiyey muhiimada loo aasaasay ururkaasi.
Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan ku eegaya