Gudoomiyaha Ururka dhalinyarada Cagaarsan ee kismaayo oo kawarbixiyay shaqada ay qabtaan.

0
63

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ururka Dhalinyarada Cagaarsan oo ah Urur ay ku midaysanyihiin Dhalinyaro ka shaqeeysa arimaha bulshada ayaa inta badan qabta hawlo wax ku ool u ah bulshada.

Gudoomiyaha Ururka dhalinyarada Cagaarsan ee magaalada kismaayo ayaa kawarbixiyay shaqada ay qabtaan.

Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan ku eegaya