Gudoomiyaha Olombikada KG Oo ka hadlay Muhiimada dhalinyarada u leedahay Cayaaraha.

0
70

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Cabdiqaadir Shariif Xirow Gudoomiyaha Olombikada KG Oo La hadlayey Warbaahinta ayaa waxaa uu ka Hadlay Muhiimada ay leedahay in Dhalinyarada lagu dhiiri giliyo Ciyaaraha ka qeyb galkooda isagoo sheegaya in Faa’iida badan u leedahay oo ay ka mid yihiin Caafimaadka iyo in ay kaga mashquulaan dhibaatooyinka dalka ka dhacaya.

Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya