Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudomiyaha maxkamada darajada koowaad ee degmada kismaayo mudane muse cusman geedi oo wareysi warbaahinta siiyay ayaa ka hadlay qodoba muhiim ah oo ay kamid yihiin waxyaabihii u qabsoomay sanadkii tagay 2023 maxkamada darajada koowad ee degmada kismaayo.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya