Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Galgaduud oo kawarbixiyay kiisaska dacwo ee ugu badan oo ay ka garnaqaan.

0
123

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha Maxkamada gobolka Galgaduud mudane Sheekh Cusmaan Cali Maxamed oo wareysi gaara siyey Radio Daar-Dheer ayaa sheegay in kisasaka ugu badan ee ay maxkamada kasogara bulshada dhexdeda tahay muranka dhanka dhulka.
Gudoomiyaha ayaa sababta muranka dhulka badisay tahay magaloyinka gobolka garahan Casimada oo aan laheyn sharciyad dhanka dhulka ah iyo qaladad kadhashay habki dowladi dhaxe u bixiaay dhulka Magalada Dhuusamareeb.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya