Gudoomiyaha Maagalada Dhoobley Siyaad Mahamed Hassan oo kaa hadlay xaladaha abaraha ee kajira Deeganada hoos yimada Dhoobley iyo Guud ahaan jubbaland.

0
234

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah Deegaanada hoostaga dowlad goboleedka jubbaland ayaa mudooyinkii u danbeeyay waxaa ka jiray abaaro iyo biyo yari. Gudomiyaha Magaalada Dhoobley ayaa ka codsaday in hay,adaha samafalka ay garab siiyaan dadku ay abaarahu saameyeen.

Xamdi Sugow Lamaane. ayaa ka warramaysa.