Gudoomiyaha Kaamka barakacayaasha Badar 1 oo codsaday gargaar lala soo gaaro barakacayaasha kunool kaamka

0
142

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kaamka Badar 1 oo ka ka mid ah kaamamka barakacayaasha ee ku yaala magaalada Kismaayo ayaa waxaa kunool 75  qoys oo barakacayaal ah kuwaas oo ka soo barakacay deegaano ka tirsan gobolaka Jubada hoose.

Gudoomiyaha Kaamka barakacayaasha Badar 1 ee magaalada kismaayo ayaa codsaday gargaar lala soo gaaro barakacayaasha ku nool kaamkaasi.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah faahineysa