Gudoomiyaha Jaamacada Ganaane Oo ka Waramay qorshayaalkiisa ku aadan Hormarinta Bulshada.

0
84

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Sheekh Aaden Shekh Saciid waxa uu ka mid yahay Aqoon-yahanada Culimada ah ee ku nool Magaalada Baydhabo islamarkaana wax ka qora Taarikhda ayaa waxa uu ka hadlay qorshiyaalkiisa Nololeed ee ku aadan sidii uu Bulshada u bari lahaa Taarikhda dalkeena uu leeyahay wax qorida iyo Baarista Barashada kutubada Diiniga ah,isagoo dhalinyarada kula dardaarnmey in aysan Tahriibin oo ay dalkooda aaminaan, Sheekha ayaa tala guud ka soo jeediyey in laga shaqeeyo Dowladnimada la xoojiyo dadkuna ayagu isku tiirsanaadaan.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya