Gudoomiyaha Haweenka Gobolka Jubbada hoose oo ka warbixisay muhiimada uu bulshada u leeyahay Jiritaan qoyska.

0
128

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Jiritaanka qoyska ayaa ah mid ahmediyad balaaran u leh bulshada soomaaliyed iyo guud ahaan bulshooyinka caalamka intaba ‘ waxaana dhismaha iyo jiritaan qoyska wanaagsan  sameeya dhinacyada kala duwan ee bulshada, Gudoomiyaha Haweenka Gobolka Jubbada hoose oo ka warbixisay muhiimada uu bulshada u leeyahay Jiritaan qoyska.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa