Gudoomiyaha Garsoorayasha Jubbaland Oo Ka warbixiyay sida uu shaqeeyo Garsoorka Degmada Kismaayo.

0
189

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha Garsoorka Jubbaland Maxamed Abdullaahi ayaa ka warbixiyay sida uu u shaqeeyo Garsoorka Jubbaland iyo caqabada heysto Garsoorka.Xasan Maxamed Cabdullaahi ayaa warbixin inooga diyaariyey