Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyarada waa udub dhaxaadka bulsho walba dhalinta soomaliyeed waxay laf dhabar uu yihiin umada soomaliyeed waxan lagu tiiriyaa in boqolkiiba 70 yihiin taasi oo muujineyso muhiimada ay barbaartu leeyihiin si dhalinyarada ay u noqodaan kuwa sameeyo is dhaxgal bulsho iyo nabad ku wada noolanshiyo.
Dhalinyarada ayaa mar waliba ka shaaqeya Nabada iyo hormarka waxyana guun dhig uga dhigaan ciyaaraha qeybahooda kala duwaan taasi oo u sahashay in durbada ay bulshada iska aqoon sadaan.
Ciyaarista kubaada caagta aya qeyb ka ah isdhaxgalaka bulshada iyo in dhalinyarada marwalibaa ay kulmaan tasi oo ku imaan karta in barbaartu ay hesho goobo lagu ciyaaro kubada cagtaa iyo qalab ciyaared dhamestiiran.
Deegan xeebedka Kuudhaa ee degmada badhaadhe ee gobolka jubbada hoose waa deegaan ay ku nool yihiin dhalinyaro badan waxayna la dala dhacayaan duurufo dhanka heelidda baahiyaha ciyaaraha iyo agabyo dhameystiran
Cabdi Cismaan Aadan waa guddomiyaha dhalinyarada iyo ciyaaraha deegan xeebedka guuda waxa uu sharaxayaa duruufaha ku geedaaman helidda adeegyo ciyaareed.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa