Gudoomiyaha Degmada Kismaayo oo calaamadeeyey guryo si sharcidaro ah looga dhisay.

0
178

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha Degmada Kismaayo ahna Duqa Magaalada Muddane Cumar Cabdullaahi Maxamed ayaa calaamadeeyey guryo si sharcidaro ah looga dhisay wadooyin ay bulshadu si maalinle ah u isticmaali jirtay.

Gudoomiyaha ayaa arinkan ugu goleh helida wadooyin waafi ah islamarkaasna magaalada Kismaayo ay noqoto magaalo lajaan qaada magaaloyinka kale ee dalka.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa