Gudoomiyaha degmada Kismaayo oo bulshada ugu baaqay in dhir beris ay sameeyaan.

0
39

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Dowladda Hoose ee Degmada Kismaayo oo ka duulaya qurxinta iyo bilic soo celinta magaaladda Kismaayo ayaa mudooyinkii lasoo dhaafay waday dadaalada ku aadan nadiifinta iyo dhireynta hareeraha laamiyada cusub ee dhawaan dhismahooda lasoo gaba gabeeyay gudaha magaalada Kismaayo, iyadoona bulshada loogu baaqay in ay sameeyaan dhir beeris ayna ka bilaabaan guryahooda hortiisa si loo hela Kismaayo cagaaran.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaya