WARARKA Gudoomiyaha degmada Garoowe oo Dhagax dhigay dhismaha Aargada Garoowe By admin - June 6, 2025 0 38 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha degmada Garoowe Cabdulqaadir Maxamed Maxamuud ayaa Dhagax dhigay dhismaha Aargada Garoowe oo si casri ah loo dhisayo, waxaana dhismaha maalgelinaysa Golis oo kaashanaysa degmada Garoowe. Maxamed cali samow https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2025/06/warka-samow-dhismaha-aargada-garoowe-.mp3