Gudoomiyaha Deegaanka Goobweyn oo kawarbixiyay Taarikhda Deegaanka Goobweyn

0
373

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka goobwayn ee dhaca dhinaca waqooyi ee magaalada kismaayo waa deegan tariikh mug wayn leh dadka qaar ayaaba sheegaya in degaankan fac ahaan uu yahay mid ka wayn magalada kismayo ee xarunta gobolka jubada hoose balse la sheego in dhinaca dhaqaalaha iyo ku tiirsananta takada wayn ay unoqotay mid isku maqaam ay ku noqon wayaan labadooda.

Marka wax badan laga waydiyo dadka degaanka goob wayn waqtigii la aas aasay degaanka ama degaamaysiga lagub bilaabay wxa ay kuu shegayaan goobwayn inay jirto kudhawaad afar qarni wana sawabta deganka ay wax badan ugu duganyihiin.

Guddomiyaha degaanka goob wayn cumar cabdullahi mohmed oo warbaahinta la hadlay ayaa sharaxaad ka bixiyay taariikhda guud ee degaanka goob wayn.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan ku eegeysa