Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Deegaanka Gariley ee Gobolka Gedo Maxamuud Cabdulle Warsame ayaa baaq u diray Madaxda Dowalad Goboleedka Jubbaland Dawladda Dhexe iyo hay’addaha Samafalka in ay gurmad deg deg ah la soo gaaran dadka ku nool deegaankaas.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya