Gudoomiyaha Deegaanka Dhoobley oo ku baaqay in gurmad biyo dhaamin ah loo sameeyo dadka ay abaruhu saameeyeen.

0
233

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha Magaalada Dhoobley ee Gobolka jubada Hoose Siyaad Maxamed Xasan ayaa ku baaqay in gurmad biyo dhaamin ah loo sameeyo dadka ay abaruhu saameeyeen.

Khadar Axmed Salaan. ayaa warbixintan ku eegeysa