Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Degmada Kismaayo ahna Duqa Magaalada ayaa xariga ka jaray wadada waaxda Hordeed ee Xaafada farjano oo dhawaan dayactir lagu sameeyay.
Wadadaan la xarig jaray ayaa ah wado isku xiri doonta isku socodka bulshada xaafadaha Magaalada kismaayo..
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramay