Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa jira Bulsho badan oo Tabaaleysan kuwaas oo ku kala nool Gudaha Magaaloyinka iyo Kaamamka ay degan yihiin dadka Barakacayaasha ah iyagoo mararka qaar nolosha ku adkaata gaar ahaan Xiliyada Ramadaanka ay u baahan yihin in La afuriyo
Inkastoo Magaalada Baydhabo ka socdaan Olole lagu gargaarayo dadkaas kala duwan hadana weli waxaa jira kuwa aan gaarin wixii ay u baahnaayeen sida biyaha iyo Cunooyinka kala duwan.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa