Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-ka shaqeynta arimaha bulshada waa mid muhiim u ah umad walbo oo meel dagan, Gudoomiyaha arimaha bulshada ee Deegaanka Dhoobley ayaa ugu baaqay dadka ku dhaqan Magaalada in si guud looga wada shaqeeyo arimaha bulshada
Xamdi sugow lamane. ayaa warbixintan inooga diyaarisay