Gudoomiyaasha kooxaha heerka 1-aad Degmada Kismaayo oo agab isborts lagu wareejiyay.

0
55

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ururka kubadda Cagta Jubbaland ayaa agab Isborts ku wareejiyay Gudoomiyaasha kooxaha heerka 1aad ee ka dhisan degmada Kismaayo iyadoo uu dib u furmay horyaalka heerkiisa labaad islamarkaana uu si habsami leh uga socdo garoonka kubada cagta waamo ee Degmada Kismaayo.

Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya