Gudomiyaha Gobolka Banadir oo soo bandhigay qorshayaashiisa shaqo.

0
31

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in Muqdisho ay isku diyaarineyso doorasho dadweyne oo qof iyo cod ah.

Hadalkaan ayaa laga sheegay kulan ka dhacay Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar oo ay ka qeybgaleen Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir iyo Guddoomiyeyaasha degmooyinka.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad. ayaa warbixintan ku eegaya