Gudiyada Xaafadaha Laascaanood Oo Xafiisyo Loo Hirgeliyey.

0
55

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xafiisyadan laga hirgeliyey Magaalada Laascaanood ayaa waxaa ku shaqeyn doonaa Gudiyada Xaafaha waxayna ka shaqeyn doonaan Amniga Nadaafada Wacyigelinta ka hortaga Daroogada dardargellinta Arimaha Canshuuraha iyadoona Xaafad kasta ka shaqeyn doonto ilaa Konton Guri sidii Arimahan looga hirgelin lahaa.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya